Daawo Muuqaal: Gudidii ka Soo Talo Bixinta Sicir bararka oo Sariflayaasha Kulan la qaatay

0
896

HARGEISA, (HargeisaPress) —Gudidii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u Xilsaaray ka soo Talo bixinta Sicir bararka dalka ka taagan ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda Kulan kula qaatay Sariflayaasha Kala duwan ee dalka.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here