Daawo Muuqaal: Gudida Wanaag Farista oo Dardaaran u Jeediyey Xulalka Hargaysa Ku wada Ciyaari doona

0
811

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudida wanaag farista iyo xumaan reebida Somaliland ayaa maanta kula dardaarmay bahda ciyaaraha iyo taageerayaasha kooxaha gobolada Somaliland in la ilaaliyo anshaxa ciyaaraha iyo nabadgelyada guud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here