Daawo Muuqaal: Gudida Degmada Axmed Dhagax oo Sheegay inay Si Milgo leh u soo Dhawaynayaan Ciyaartoyga

0
749

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudida Nabadgalyada ee Degmada Axmed Dhagax ayaa u soo Jeediyey Qaybaha Bulshada ee Ku Nool Degmadaasi inay Soo dhawayn Iyo Taageeraba u Muujiyaan Xulalka Kubada Cagta ee Tartanka Gobolada Wareegiisa 2aad uga Furmi doono Hargaysa Stadium.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here