Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray, Cabdirashiid Riyo-raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta Waddani iyo Xildhibaan Bukhaari Oo Xukumadda matalaya.dooda ayaa ahayd mid kulul oo labada dhinacba is difaac ka galeen, mararka qaana gacmaha la iskula tagi gaadhay.
Hargeisa Press News Desk — Hargeysa