Laascaanood , (HargeisaPress) — Maamulka Gobolka Sool iyo ka degmada Laascaanood ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismayaal Cusub oo lagu kordhinayo Saldhiga Bariga Magaalada Laascaanood.
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com