Daawo Muuqaal: Deeqda Run iyo Rayi gaadhsiiyeen Cisbitalka laascaanod

0
910

Hargeysa, (HargeisaPress) — Ururka run iyo rayi oo ah urur wadani ah oo ay leeyihiin hablo dhalinyaro ah oo ku nool Gobolka Sool ayaa deeq isugu jira cunto iyo Hu’ gaadhsiiyey bukaan jiifka cisbitaalka laascaanood.

kakakak las

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here