Daawo: Inta Aadan tahriibin bal dhegayso Dhibaatada ay danyarta u leedahay

0
778

Hargeysa, (HargeisaPress) β€” Maamulaha madarasada IBNU TAYMIYA oo maanta kulan uu ku wacyigalinaayey qaybta dumarka ah ee madarasadaasi wax ka barata waxa uu uga digay aafada tahriibta iyo dhibaatooyinka ay danyarteena u leedahayba.

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

Β 

 

HargeisaPress News Desk β€” Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here