Hargeysa, (HargeisaPress) —Kooxda Xidigaha Geeska ayaa caawa soo saaray Heeso Cusub oo layidha CALANKAAN KU FAANOOW..Erayada: Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Laxanka Maxamed Miyir iyo Codadkii Kooxda Xiddigaha Geeska.
Daawo Muuqaalka Heesta
HargeisaPress News Desk — Hargeysa