Borama , (HargeisaPress) —Badhasaabka gobolka Awdal Md. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Iyo Xildhibaan Sahra Axmed A/laahi Oo Sheegay In ay Gurmadkii Labaad Saaka ay Uu Direen Dadka abaaruhu Sameeyeen Ee Gobolka Awdal Fariina Uu Diray Umada Muxsiniinta ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com