Burco , (HargeisaPress) —badhasaabka gobolka togdheer oo waraysi gaara siiyay bulsho TV ka hadlay shir ay dhawaan kaga qaybgaleen iaga iyo wafti uu hogaaminayo magaalada dhagaxbuu ee gobolka jarar ee dalka itoobiya kaas oo lagaga hadlayay iskaashi dhinaca amniga ah oo dhexmara soaliland iyo Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Sakariye Cabdiraxmaan Ibraahin HargeisaPress — Burco office