Culimada Hargeysa oo Si Adag Uga Hadley Barnaamij Uu Baahiyay Telefiishanka Horyaal

0
633

Hargeisa (Hargeisa Press)- Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mida Culimada waa weyn ee Somaliland oo maanta Salaadii Jimcaha khudbad ka jeediyay Masjid ku yaala Hargeysa, ayaa waxa  si adag uga hadley muqaal uu Telefiishanka Horyaal kasoo duubay Haween ku qayilaya guri ku yaala Hargeysa.

Dhinaca kale, Sheekh Cabdiraxmaan Dheere ayaa waxa uu sheegay in muuqaalkaasi uu baahiyay Telefiishanka Horyaal uu dhiiri gelinayo Hablaha Jaadka la dhuunta.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here