Saylac, (HargeisaPress) —Ciidamo iskugu jira Milateri iyo Boolis ayaa gabi ahaanba la wareegay xarunta dawlada Hoose ee degmada Saylac oo xildhibaanada golaha deegaanku kalfadhi ay yeesheen xilkii kaga qaadeen maayarkii degmada Saylac.
Waxaana xildhibaano loo diiday inay galaan xarunta dawlada Hoose ay ka hadleen talaabadan lagu kacay.
https://youtu.be/grvgsGvk1yg
HargeisaPress News Desk —Hargeysa