HargeisaPress Waxay Dhamaan Muslimiinta iyo akhristayaasheeda ugu Hambalyaynayaa Munaasibada Ciidul Fidriga. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudanay Bisha Barakaysan ee Ramadan.
Meelkasta aad joogtaam ku ciida bash-basha iyo Barwaaqo. Ilaahayna Ramadaanka soo socdana hanagu gaarsiiyo Nolol, cibaado suuban. Aamiin..Aamiin..Aamiin