Danaha Istiraatiijiyadeed ee Imaaraadku ka leeyahay Somaliland iyo saameynta falcelinta gobolka
Hargeysa (Hargeisa Press)- Somaliland iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa si qoto-dheer u xoojinaya iskaashigooda dhinaca Millateriga iyo Nabadgelyada, taas oo muujinaysa isbeddel muuqda oo...
Somaliland: Raven law firm oo magaaladda Hargeysa laga daah-furay + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Shirkada Raven law firm oo ah shirkad bixisa adeegyada sharci, ayaa habeenkii xalay lagu daahfuray magaalada Hargeisa.
Munasibadda daahfurka shirkadda ayaa waxa ka soo...
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo ka qayb-galay Masrax Caalami ah oo lagu soo ban-dhigo...
Abu Dubai,(HargeisaPress)– Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sareeye Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan, ayaa ka qayb-galay Masrax Caalami ah oo ah oo lagu soo ban-dhigo...
YURUB MAANKA HA FURTO OO HA ISAGA BAXDO GAASHAANBUURTA NATO
Siyaasiga aad loo qadariyo Kishore Maxbuubaabi ee u dhashay dalka Singapore ayaa maqaal dheer oo ku saabsan xaalka cakarin ee haddana aad u liita...
Ciidanka Booliska JSL oo ka hadlay dilkii AHN Taliyihii saldhigga degmada Maxamed Mooge
Hargeysa,(HargeisaPress)–Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in Alle naxariistii janno ha ka waraabiyee marxuum Gaashaanle Cabdi Cali Nuur, oo ahaa Taliyihii Saldhiga Maxamed Mooge...
War Deg-deg ah:-Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Martiqaad Rasmiya Ka Helay Dawladda Maraykanka
Hargeysa,(HargeisaPress)–Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa martiqaad rasmiya ka helay Xisbiga talada dalka Maraykanka haya ee Republican Party.
Dawladda Maraykanka ayaa martiqaad rasmiya...
Somaliland iyo Turkiga oo Xidhiidhkooda Xoojinaya, iyo Soomaaliya oo Ka Cadhootay
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulka Soomaaliya ayaa si weyn uga cadhooday booqashooyinka waftiyada kala duwan ee Somaliland, gaar ahaan masuuliyiinta Turkiga ee dhawaan booqo ku yimi Somaliland.
Soomaaliya...
Somaliland: Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda iyo Baanka Aduunku Maxay ka Wadahadleen?
Hargeysa (aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL oo ay weheliyaan Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda, Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Xidhiidhiyaha Mashruuca Kobcinta...
Muwaadin waa Mihiim in aad Yeelayo Qadiyad aan ku Dhisnayn Caadifad
Qadiyaddu waa arin muhiim ah oo saldhig u ah fikirka, dhaqanka, iyo hab-dhaqanka qofka ama bulshada. Waa mabda’ ama ujeeddo salka ku haysa xaqiiqooyin...
Maxay ka Wadahadleen Madaxweynaha Somaliland iyo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya?
Hargeysa (HargeisaPress) –Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Turkiga u fadhiya Safaaradda magaalada Muqdisho iyo Xubno kale oo...