Taliyihii Cusub ee Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo Maanta Xilka la Wareegay

0
Muqdisho,(HargeisaPress) — Taliyihii hore ee ciidamada booliiska Somalia, Jen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) ayaa maanta xilka wareejiyay, kaddib xaflad lagu qabtay dugsiga tababarka booliiska...

Mashruuc Dadka Qaaxada Ka Bogsan Waayey ee dalalka Itoobiya iyo Djibouti in Cusbitaalka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaarada Caafimaadka Somaliland ayaa, la sheegay in dhawaan sexeexday heshiis ay ka sexeexeen hay,adaha Samafalka Caalamiga ah ee ku howlan ladagaalnka cudurada...

Wasiirka Khaarajiga Oo Xaqiijiyay Inay Somaliland Sii Wadayso Wada Hadalka Ay Kula Jirto Somaliya

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada arrimaha dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa shaaca ka qaaday in ay siiwadayaan wadahadaladii u dhaxeeyey Somaliland iyo Somaliya ee...

Banaanbax looga soo horjeedo duqeynta Israel ee Gaza oo Maanta ka dhacay London ee...

0
London, (HargeisaPress) —Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeeda gumaadka ay Yuhuuddu ku hayso shacabka Falastiin ee ku nool Gaza ayaa maanta ka dhacay afeefka...

Gabiley: Hay’adda IOM oo 15 Arday Oo Ka Socday Jaamacadda Timacade U Soo Xidhay...

0
Gabiley , (HargeisaPress) —Hay’adda IOM ayaa  u soo gabagabaysay Tababar mudo 10 maalmood ah u socday 15 arday oo wax ka barta Jaamacada Timo-cade...

Madaxweyne Xigeenka Oo Abaalmarino Gudoonsiyay Ardayda Ku Guulaysatay Tartanka Al WAXYAYN Oo Hargeysa Lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweyne Xigeenka Somaliland, Mud. Cabdirahmaan Saylici, Wasiirka Arimaha Gudaha Mud. Cali Maxamed Warancadde, Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Sheikha Khaliil Cabdullahi Axmed, La...

Xildhibaan Bidhi Oo Golaha Deegaanka Sheffeild Kala hadlay Iskaashi ay la yeesheen D. Hoose...

0
London , (HargeisaPress) —Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) ayaa maanta kulan la yeeshay Xoghayaha lord maayarka Sheffeild Mrs anne flounders, oo uu kula kulmay...

Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Dawlada Hoose Oo Maanta...

0
Gabiley , (HargeisaPress) — Abaaro 1-dii Duhurnimo Ee Maanta Ayaa Waxaa Xafiiska Cashuuraha Dhulka Ee Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ku Dagaalamay Xoghayaha Fulinta...

Diyaaradda laga leeyahay Wadanka Malaysia oo lagu qarxiyey bariga Ukraine

0
Kiev, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku Xigeenka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in diyaaraddii rakaabka ee ay lahayd Malaysia hawada sare lagu qarxiyey bariga Ukraine. Saraakiisha...

Somaliland: Wasiirka Macdanta Oo Jawaabay Kulul Ka Bixiyay Eedaymo Ay Xisbiga UCID U Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa iska fogeeyey eedo musuqmaasuq kuwaasi oo uu usoo jeediyey Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,waxaan...