Bulgaria: Large protests against the euro

0
SOFIA, Bulgaria—On Sunday, June 8, 2025, protesters gathered in front of the country’s National Bank, amid a heavy police presence, to protest the planned...

Xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland oo la shaaciyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo lagu soo dhaweynayay, isla-markaana lagu shaacinayay xubnaha u sharraxan hoggaanka Ururka Qareenada Somaliland. Munaasibaddan...

Madaxweyne Cirro oo ka qayb-galay Shirweynaha Carruurta Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb galay Shirweynaha 1-aad ee Carruurta Somaliland, oo ku soo beegantay...

Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland oo kullan la qaatey masuuliyiinta Hay’adda Oxfam

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Wasiirka Wasaaradda horumarinta Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Abubakar Cabdiraxman Good, ayaa kullan muhiim ah la qaatay madax sare oo ka socday...

Maayirka Gabiley oo ka qayb-galay olollaha dhiig shubista + SAWIRRO

0
Gabiley (HargeisaPress)– Duqa Degmada Gabiley Mudane Cabdirashiid Haybe Faarax (Daacad), oo ay weheliyaan Xildhibaan Mursal Maxamed Jaamac iyo Xildhibaan Cali Muxumed, ayaa saaka ka...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo daah-furay Shirka isku-dubbaridka arrimaha gargaarka bini’aadantinimadda

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Ku-xigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa maanta Magaaladda Hargeysa ka daah-furay Shirka Qaran ee isku-dubbaridka Arrimaha Gargaarka Bini’aadantinimadda iyo sidii...

Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyey Xeerka Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalinta Xuduudaha

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaannada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta cod gacan tag ah ku ansixiyeen Xeerka Ciidanka Laanta Socdaalka iyo Ilaalinta Xuduudaha...

Israa’iil oo weerartay Kaydka Shidaalka ugu weyn Iran ee Tehran

0
Tehran (Hargeisa Press)- Israa'iil ayaa caawa saacadihii dambe weerartay xarunta kaydka shidaalka ee ugu weyn caasimadda Iran ee Tehraan, halkaas oo ay ka geysatay...

Somaliland oo Imaaraadka iyo Turkiga kala xaajooneysa ballaadhinta Dekedda Berbera

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa wada siyaasadda maalgashiga iyo qorsheyaal Istiraatiji ah oo lagu doonayo in Somaliland loogu aqoonsado xarun ganacsi iyo...

Iran oo ka fiirsaneysa inay xidho marin biyoodka Hormuz

0
Tehran (Hargeisa Press)- Iran, ayaa ka fiirsaneysa inay xidho marin biyoodka Hormuz, sida ay ku warantay wakaalada wararka Iran ee IRINN, iyadoo soo xiganeysa...