Bangiga Amal oo si weyn uga qayb-qaatay Shirweynaha Horumarinta Ganacsatada Yaryar
Hargeysa (Hargeisa Press)- Bangiga Amal Bank oo ka mid ah Bangiyadda ka jira Somaliland, ayaa wazaa uu si weyn uga qayb qaatay Shirweynaha horumarinta...
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo soo afmeeray qorshihii Qarameynta ee Ciidamada Madaniga
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey, ayaa Degmadda Qori-lugud kaga qayb-galay Qaramaynta Ciidamadii Maddaniga ahaa...
Heshiis dhexmaray Wasaaradda Qorsheynta Somaliland iyo Xafiiska Tirakoobka ee UK
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Qorshaynta iyo horumarinta qaranka Somaliland iyo Xafiiska Xogta Qaranka ee Boqortooyada Ingiriiska (UK Office for National Statistics, ONS) ayaa...
Kulanka 1aad ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL iyo Guddida Hawlgalinta Xisbiyada Qaranka + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress)– Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland (KDQ) ayaa maanta si rasmi ah u qabtay kulankii ugu horreeyey ee isbarasho iyo is-xogwaraysi ah oo ay...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo daah-furtey Layliga Dhakhaatiirta ee sannadka 2025
Hargeysa (Hargeisa Press)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamuud Jaamac, ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah u furay...
Afhayeen Deyr: “Somaliland waxay ka badbaaday colaadaha iyo sharci-la’aanta hadheeyey Soomaaliya
Hargeysa (Hargeisa Press)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Eng. Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay tahay "dal guuleystay oo ku yaalla...
Maxay ka wadahadleen Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa?
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal, ayaa maanta waxaa uu xarunta wasaaradda arrimaha...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeer ku tagay Degmada Sallaxley
Sallaxley (Hargeisa Press)- Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdillaahi Xasan, ayaa waxaa uu maanta kormeer shaqo ku tagay degmada Sallaxley.
Kormeerka Taliyaha...
Wasaaradda Ganacsiga Somaliland oo amar culus dul-dhigtey Ganacsatada
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta waxaa ay soo saartay amar ay ku mamnuuceyso in ganacsatadu u adeegsato liisankooda...
Jaamacadda ADMAS oo daah-furtey Mac-hadka Caafimaadka guud ee Somaliland
Hargeysa (Hargeisa Press)- Jaamacadda ADMAS University ee Somaliland, ayaa waxaa ay daahfurtey Mac-hadka Caafimaad guud ee Somaliland, kaasi oo hoos imanaya Jaamacadda ADMAS.
Daahfurka mac-hadka,...