“Xusuustayda Xilliyadii Xuseen Sheekh Axmed Hilowle (Kaddare) (1934kii – 2015ka)” Boobe Yuusuf

0
Gar adkaatay, xaajada gurracan, guurti kala-maagtay, Haddi geedka la isugu yimaad, golaha waayeelka, Nin waliba hadduu gees damcoo, giijo madixiisa, Wax la wada gorfeeyaba halkii, la isugeyn...

Wixii kala qabsaday laba qoraa! W/Q:Mustafe M. Khayre

0
Qoraaga caanka ah William Zinsser ayaa buuggiisa “On writing well” ku soo bandhigay arrin cajiib ah oo uu la kulmay  maalin uu ka qayb-galay...

Hanbalyo Aroos Wacan: Siciid Ibraahim Dhagaweyne iyo Marwo Ayaan Cumar

0
Abo Cumar aw muse Hoyo khadra Cumar Xaji  xirsi Maxamed Cumar Aw muse iyo xaskisa carurtiisa Mustafe cumarAw muse iyo xaskisa carurtisa CabdiRaxman Cumar Aw muse iyo...

Ballan-qaad afka ah….Dib haddaan u aammino(Gorfeynta Barnaamajkii Doorashadii 2010kii ee Xisbiga Kulmiye)Boobe

0
 “Wadaamaha la dawdabay, Dan-yartay ka maqan tahay, Raacdadu ma daallana, Dorraad iyo shalay-jire, Doorka maanta noo jire, Dib-u-jire hadhow-jire, Ninba weel u daray baa, Deyn loogu leeyahay, Diiwaanka qarankiyo, Taariikhdu dug ma leh,”   Maansadii...

Dhlinyarada Iyo Aqoonyahanka Beesha Gabooye Ee Gobolka Gabiley Oo Hambalyo Aan La Soo Koobi...

0
Dhanbaalkani Hanbalyada ah ayaa Waxa Diraya Dhalinyrada Wax Garadka Iyowaliba Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Gaar ahaana Kuwa Ku Dhaqan Gobolka Gabiley Oo Uu Kamdi Yahay...

Anigaa Hadhay Looma Hadlo W/Q Cabdiraxman Cadami

0
Magaalooyinka Dalka gaar ahaan Caasimada waxa lagu qabtaa xaflado aad u tiro badan oo leh u jeedooyin kala duwan, qaar rasmi ah oo lagu...

Safarkii Madaxweyne Siilaanyo Waa Mid Baqdin Iyo Cabsi Geliyey Cadawga Somaliland Hadaba Maxaa Ka...

0
Marka hore waxaan ku hanbalyeynayaa Madaxweynaha JSL Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  iyo waftigii balaadhnaa uu horkacaayey waxaan ku hanbalyeynayaa Safarkii dheeraa ee Taariikhiga ahaa,...

Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Marxuum...

0
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka baxay Marxuum maxamed sh cabdilaahi loodoon oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa...

Turkigii Somalia Raacye Maxaa u Talo ah Somaliland?

0
Haddaan run ku sheego tobankan shay, Turkigu maanu kala Raacin Somaliland iyo Somalia. Waa suuro gal inay maskaxdaada ka guuxayso aragtida Islaamiga ah ee Turkigu...

Somaliland: Fringe ‘Media’ Defends Tribal and Personal Interests

0
If the percentage of fringe, militant media practitioners was small, it would have been negligible, insignificant and not noteworthy at all. It is not...