Shirweynaha 3aad ee guddiyada Shareecada Baananka Iyo Hay’addaha Maaliyadeed ee Somaliland + SAWIRRO
Hargeysa,(HargeisaPress) – Baanka dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Hargaysa ka Daahfuray Shirweynaha 3-aad ee Guddiyada Shareecadda Baananka iyo Hay’adaha Maaliyadeed ee dalka, kaasi...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha JSL Oo ka qayb galay xuska Maalinta Carruurta...
Hargeysa,(HareisaPress) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka JSL,
Mudane Khadar Nuur Cabdi (Buubaal),
ayaa ka qayb galay xuska Maalinta Carruurta Adduunka, oo...
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada oo Safar Shaqo ku Booqday Safaaradda Somaliland ee...
Nairobi, Kenya – Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Siciid Mire Faarax (Giire), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, iyagoo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda JSL Oo galabta kulan muhiim ah la yeeshay ...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL Md. Maxamed Xasan Saleebaan ayaa galabta kulan muhiim ah kula yeeshay Xarunta Wasaaradda wafdi...
Hay’adda Dekedaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhawaan hirgalin doonta nidaamka ECTN.
Waa maxay ECTN? ECTN waa electronic cargo truck note—warbixin digital ah oo lagu diwaan galiyo xamuulka markab kasta oo u socda dal kale, ka...
Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL Mudane Xamse Kheyre, oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimeyaasha Guud,...
Xuska Maalinta Xogta Africa Oo laga Xusay Somaliland + SAWIRO
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa sanad walba xuska Maalinta Xogta Afrika, oo ku beegan 18-ka November, u dabaal-degta Xuska Maalinta Statistikada...
Maxaa Kala Socotaa Talaabooyinka Lagu Dhaawacayo Sumcada Gobolka Gabiley Ee Xukuumada Cirro U Adeegsanaysno...
Gabiley(HargeisaPress) – Sanad ku dhawaad ay talada dalka ay haysay Xukuumada Madaxweyne Dr C,raxmaan Maxamed C,laahi Cirro waxaa uu xafiiska hantidhawrka guud ee qaranka...
Xukuumadda JSL oo Sii Deysay Maxbuus 20 sano ku Xidhna Somaliland
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Jamhuuriyada Somaliland Mudane Yoonis Axmed Yoonis oo uu wehelinayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta JSL Sareeye Guud Axmed Cawaale...
Wakiilka Somaliland Ee dalka Sweden Oo ka hadlay dal-ku-galka Somaliland
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wakiilka Somaliland u fadhiya Sweden, Amb Zakariye Xasan Wacays ayaa ka hadlay dal-ku-galka Somaliland isaga oo sheegay sheegay in Madaarka Hargeysa laga...


























