Cali Warancade oo Farmaajo Uga Digay Fara-gelinta Uu Ku Hayo Somaliland

0
2340

Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaasiga Cali Maxamed Warancade oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland, ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay farro geliso arrimaha siyaasada Somaliland.

Waxaanu tilmaamay in dawladda Xamar ay ku hawlan tahay sidii ay u carqaladayn lahayd arrimaha siyaasadda ee Somaliland.

Cali Warancade, oo hadda ah la taliyaha arrimaha siyaasadda ee madaxweyne Biixi, oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu si cadaawadaysan ula dhaqmo Somaliland.

Daawo: Hadalka Cali Waran Cadde:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here