Hargeisa (Hargeisa Press) – Siyaagiga Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland islmarkaana ah Murrashax u taagan Xildhibaanimadda doorashada golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa ayaa soo bandhigay Walaac uu sheegay in uu soo wajahay.
Cabdikariin Axmed Mooge ayaa sidoo kale soo bandhigay carqalado dabraya guushiisa Murrashaxnimo.
Sidoo kale, Cabdikariin Axmed Mooge ayaa ka marakacay Dhibaatooyinka loo maro Musharraxnimada iyo Hantida kaga baxaysa Qofka iska Sharraxa Somaliland.