Hargaysa (HP): Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland C/rashiid Riyo-raac, ayaa shaaciyay in aanay qorshaha ugu jirin in ay ka komishan ahaa iska casilaan xilka loo dhaariyay.
Waxa kaloo uu beeniyay guddoomiye Riy-raac, cod maalmahan baraha bulshadda ee Internet-ka la isla dhex marayay oo la sheegay in uu isaga yahay.
C/rashiid Riyo-raac, oo maanta warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha Hargaysa kadib markii safar shaqo uu dibadda ugu maqnaa.
Sidoo kale waxa uu ka hadlay xubintii xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka ee iscasilay iyo xubinta xisbiga Waddani ee maqan.
Halkan Ka Daawo Hadalka Royo-raac:
Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.