burco (HP): Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta tababar ku saabsan Dastuurka Iyo Waddaniyada u furtey Arday ka kala socotay Jaamacaddaha magaalada Burco iyo qaar ka mid ah Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Burco.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.