BERBERA: Shil Gaadhi Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Tuulada Xamaas + SAWIRRO

0
1790

Berbera, (HargeisaPress) —Inaalilaahi Wa Inaa lleehi Raajicuun Allah Ha Unaxariistee 6 Ruux oo saddex kamidi rag yihiin iyo Saddex Dumara ayaa Ku Nafwaayay Shil Laba Baabuur oo ka dhacay Inta udhaxaysa Tuulooyinka Xamaas Iyo Lafa Ruug meesha lagu magacaabo Miridha.

Gaadiidka Isku dhacay ayaa kala ahaa Baabuur Xamuula Iyo Baska shirkada Socdaalka ee Damal leedahay oo Burco Kusocday kana yimid dhinaca Magaalada Hargeysa, Halka La sheegay in Gaadhi weynina Daba socday kana yimi Hargeysa kaasoo ahaa Gaadhi weyn oowaaraada ama Candha Maydle ay Somalidu utaqaano.

dadka wixii dhaawacmayna waxaa la dhigay cisbtilaaka Berbera.

HargeisaPress News Desk – Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here