Buuhoodle (HP): Badhasaabka gobolka Buuhoodle Mustafe Cabdi Muuse, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay isku-duweyaasha wasaarradaha dawladda u jooga gobolkaasi.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska badhasaabka ayay u jeedadiisu ahayd sidii ay iskaga xog waraysan lahaayeen hawlaha ay qaranka uga masuulka yihiin iyo baahiyaha ay qabaan.
Waxaana kulankaasi la iskaga xog waraystay halka ay hawluhu u marayaan iyo sidii dedaal loogu geli lahaa waxyaabaha dhiman.
Sida uu sheegay badhasaabka gobolka Buuhoodle Mustafe Cabdi Muuse, oo hadal ka jeediyay kulankaasi.
DAAWO: WARKAASI:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.