“Arrintani deel-qaaf ayay ku tahay dalkayaga in la yidhaahdo Farmaajo ayaa imanaya”…

0
529

Dubai (HP): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Fyasal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aanay aqbalayn in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmajo uu tago magaaladda Hargeysa.

Waxaanu sheegay in arrintaasi ay tahay mid ay deel-qaaf ku ah dalka iyo dadka Somaliland.

Eng. Faysal Cali Waraabe, oo ku sugan dalka isu-taga imaaraadka Carabta oo la hadlay idaacadda VOA ayaa tilmaamay in arrintani ay mar hore soo baxday, isla markaana uu xisbiyadda kala tashaday ayna ka diideen.

Halkan Ka Dhegayso Waraysigaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here