Allah ha Shaafiyo Suldaanka Guud Amb . Kaysar Cabdilahi Maxamed

0
937

Asalaamu Calaykum, Waxaan Allaha Awoodda badan ee Naxariista badan aan ka baryayaa inuu Caafimaad buuxa oo degdeg ah uu siiyo Suldaanka Guud ee Beelaha Jamhuriyada Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilqaadir Suldaan Cabdilaahi oo la ii soo sheegay inuu xanuunsanayo oo Cisbitaalka uu ku jiro.

 

 

Suldaanka waxaan Allah uga baryayaa inuu Caafimaad taam ah siiyo. Aamiin. Waxa kale oo aan aad ugu Mahadnaqayaa Dhakhaatiirta ka hawl gasha Cisbitaalka Hargeisa International Hospital oo uu ka mid yahay Dr. Fuaad Cabdisalaan oo mar walba u Heeggan ah dabiibida iyo daaweynta dadka buka iyaga oo suurto geliyay in laga maarmo tegista Cisbitaalo dibadeed.

 

 

Amb . Kaysar Cabdilahi Maxamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here