Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Deegaanka Oo Kormeer Ku Tegay Seeraha Ban-cawl

0
968

Burco (HP): Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta kormeer ku tegay seeraha mashruuca Ban-Cawl ee gobolka Togdheer.

Waxaana agaasimaha kormeerkaasi ku wehelinayay isu-duwaha wasaaradda deegaanka Somaliland ee gobolka Togdheer Yuusuf Warsame, iyo masuuliyiin kaloo ka tirsan wasaaradda deegaanka.

Mashruuca Seeraha deeganka Ban-Cawl  ayay xukuumadu ugu tallo gashay in ay ka faa’iidaystaan dadka xoolo dhaqatadda ah xiliyadda abaaruhu jiraan.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here