Hargeysa, (HargeisaPress) —Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne Siilaanyo usoo magacaabay xarunta ADIS-ka ayaa maanta xilkii la wareegay,waxaanuu ka hadlay khilaafkii soo kala dhex galay isaga iyo wasiirka waxbarashadii wakhtigii uu agaasimaha ka ahaa wasaaradda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/meo6AMGeXIE
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP