5 Qof oo Laga Shakisanyahay oo Lagu Xidhay Magaalada Burco

0
2374

Burco (Hargeisa Press) – Taliyaha ciidanka Booliska ee gobolka Togdheer, Gaashaanle dhexe Cali Maxamed Faarax, ayaa shaaca ka qaaday in  ay xidheen shan qof oo laga shakisan yahay.

Taliyuhu waxaa uu sheegay in shanta qof lagu soo qabtay hawlgalo ciidamada booliska ee gobolka Togdheer ay wadeen habeenadii ugu danbeeyay.

“Dad ayaanu soo qabanay baadhitaankii ayaa socda kana hor dhicimaayo baadhitaanka, odhanamaayo waxaasi ayaa jira dadka aanu tiradoodu waxaa ay dhan tahay shan qof, dadka imika waxaa aanu ku raad joogna asal raacoodi” ayuu yidhi Taliyuhu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here