“33 Qof ayaa Bishii May U Geeriyooday Covid-19″… wasiirka caafimaadka

0
496

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay xaaladaha caafimaad ee guud ahaanba dalka.
Cumar C/laahi Bede, waxa uu si gaara uga hadlay xaaladihii u danbeeyay ee kiisaska Covid-19 ee bishii ina dhaaftay.
Waxaanu sheegay in tiradda dhinashadu tahay 33 qof, isla markaana ay jiraan dad laga baadhay oo laga helay, balse ka bogsaday xanuunka.

 


Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here