Shirkadda Telesom Oo Kaalin Sare ka Gashay Qiimayn la Sameeyay

0
1120

Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa Kaalin Sare ka Gashay Qiimayn ay Samaysay Jaamacad Ku Tala Dalka Isku Taga Imaaraadka Carabta.

Munaasibad lagu soo bandhigay qiimaynta ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxana ka soo qayb galay Xubno ka mida Golaha wasiirada Somaliland,Xildhibaano ,Aqaoonyahan , Masuuliyiin ka socotay Shirkadda Telesom iyo marti sharaf kale oo tiro badan .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

LEAVE A REPLY