Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Qaabilay Xoghayaha Saxaafadda Afrika

0
959

Hargaysa (Hargeisa Press.com): Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xoghayaha guud ee ururka saxaafadda Afrika oo booqasho gaaba ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargaysa.

Waxaana xoghayaha kulankaasi ku wehelinaysay wakiilka Somaliland u jooga dalka Finland, halka dhinaca wasaaradana ay goob joog ka ahaayeen agaasimaha waaxda qorshaynta C/qaadir Askar iyo xubno kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaasi:

Hargeisa Press.com/Hargaysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here