Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In La Furan Karo Ururrada Siyaasadda

0
358

Hargaysa (HP): Xukuumadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in la furay Ururrada Siyaasadda isla-markaana Siyaasiyiinta dalku wixii imika ka dambeeya u Madax-banaan yihiin inay furtaan Ururrada Siyaasadda.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) oo Gelinkii dambe ee Maanta, ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu fasaxay furashada Ururrada Siyaasadda dalka.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here