Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland ayaa maanta markii u horeysay ka hadashay muddo kordhin mudooyinkii u danbeeyey aad loo hadal hayay oo ah in madaxtooyada Somaliland lagasoo maleegayo muddo kordhin loo sameeyo madaxwaynaha Somaliland, waxaan ay meesha ka saartay inay jiraan qorshe ay xukumaddu muddo kordhin ku doonayso.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/i_Jr2VWYwx0
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP