“Xuduudihii dalka haddii la soo laabay dadka ha u sheegto”…

0
421

Hargaysa (HP): Xoghayaha ganacsiga, wershadaha iyo dalxiiska ee xisbiga Waddani ayaa xukuumadda talada haysa ku eedeeyay in ay badeecado ganacsi gobolka Selel kaga xanibtay muwaadiniin.

Xamse C/raxmaan Khayre, waxa uu sheegay in badeecadahaasi oo ah sigaar hore loo cashuuray, balse hadana mar kale ganacsatadii lahayd lagaga xanibay kastamka Lawyocade ee gobolka Selel.

Xoghaye Xamse Khayre, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa ayaa ugu baaqay xukuumadda in gamacsatadaasi loo sii daayo badeecadoodda.

 

https://youtu.be/QOBqD-eDiRY

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here