Hargeysa,(HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go’aamo kasoo saaray xildhibaanada golayaasha deegaanka ee kasoo baxay xisbiga UICD,waxaana ay warqad u kala direen guddiga doorashooyinka qaranka Somaliland iyo guddiga ansixinta axsaabta qaranka.