Stockholm,(HargeisaPress) —Xisbiga Kulmiye ayaa habeen hore xafladda Balaadhan oo Qaadhan Loogu Ururinaayo Abaaraha ka jira Somaliland ku qabtay Magaalada caasimada u ah Wadanka Sweden ee Stocholm. Xafladan waxaa ka soo qayb galay Gudomiye Stockholm Xisbiga Kulmiye Cabdikarim ahmed warsame kuxigenkisa Cabdirisaq Obsiye,Xoghayaha Cabdirahan Siciid iyo Gudoomiyaha Garabka hawenka ifrah haji October, Mamada xisbiga gosdanbedka fiwsia gabax liban, Xubno kale oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye iyo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Sweden.
https://youtu.be/y3ZZnwlAjfY
HargeisaPress News Desk — Hargeysa