Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Dhamaystey Tababar Uga Socday Xarunta Tababarka Ciidamada Qaranka Ee Degaanka Dararwayne

1
1604

Dararwayne,(HargeisaPress) —Saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland iyo ciidanka ilaalada xeebaha ayaa uu usoo xidhmay tababar uga socday xarunta tababarada ciidamada qaranka ee tuulada Dararwayne.Waxaana tababarkaa kasoo qayb galay wasiirka gaashaandhiga Somaliland iyo saraakiisha kala duwan ee ciidanka qaranka iyo ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here