Xarunta Xanaanaynta Harimcadka Oo Laga Dhagax Dhigay Geed-deeble

0
400

Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbedelka cimilada oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan xumuukmada iyo haaayada CCF ayaa maanta dhagax dhigay xarunta xanaaneynta Harimcadka oo laga hir gelin doono deegaanka Geed-deeble.


Masuuliyiintan ayaa si weyn usoo dhoweeyey xaruntan waxeyna Wasiirka Deegaanka ku amaaneen sida ay uga shaqeyso arimaha deegaanka iyo shaqada ay qaran.
Wasiirka Deegaanku waxay shacabka ugu baaqday ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta waxeyna sheegtay inaan loo dulqaadan doonin cid danbe oo dhibaateysa deegaanka iyo duurjoogtaba.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here