Wasiirro Xadhiga Ka Jaray Xarunta Korontadda Wadaamagoo Ee G.Saraar

0
253

Caynaba (HP): Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xarunta Xarunta addeeg bixinta Korontadda ee degmada Wadaama-Goo ee gobolka Saraar.


Waxaana wasiirradaasi ka mid ahaa wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, iyo masuuliyiin kale.

DAAWO: Wasiirro xadhiga ka jaray Xarunta Korontadda Wadaama-Goo ee G.Saraar:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here