Hargaysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa maanta furay kulan ku saabsan barashadda dastuurka.
Waxaanu wasiirku kulankaasi ka jeediyay khudbad Si weyn u soo Jiidatay quluubta dadkii ka qayb galaxy.
Waxaana kulankaasi joogay Saxaafiyiin iyo mulkiilayaasha Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland Wasiiro ka tirsan Xukuumada , Saxafiyiin Iyo Mulkilayaasha Warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland.
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.