Wasiirka Warshadaha iyo Masuuliyiin kale oo Xukuumadda Ka Tirsan oo Hargeysa Kusoo Dhaweeyay Wefti Oo Uu Hogaaminayo Safiirka Sweden U Fadhiya Somaliland.

0
896

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa wafti culus oo ka socda dalka Sweden,waxaana soo dhawayn ku qaabilay xubno wasiiro ah oo ka socda xukuumadda iyaga oo waftigani ay faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here