Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta u yeedhay Wasiirka wasaaradda Warshada Somaliland Shucayb Maxamed Muuse,waxaana ay guddigu wasiirka ka waraysteen arrimo la taxaluqa wasaaradda.
Wasiir Shucayb Oo Sheegay In Ay Banaantahay In Wasiir Kastaa Ka Hadli Karo Wasaarada Aan Shaqadiisa Ahayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
HargeisaPress News Desk —Hargeysa