Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeeray Biyo Xidheenadda Awdal

0
461

Boorama (HP): Wasiirka wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha JSL Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan), ayaa maanta kormeeray mashaariic biyo xidheeno ay wasaaraddu ka wado Boorama.

 

Sidoo kale wasiir Cali-mareexaan, waxa uu isla maanta kulan laqaatay masuuliyiinta shirkadda SHABA, ee maamusha biyaha magaaladda Boorama.


 

DAAWO: Wasiirka Biyaha JSL Oo Kormeeray Biyo Xidheeno ay Wasaaradiisu ka Waddo Awdal:

 

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here