Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta JSL Oo Digniin U Diray Warbaahinta

0
480

Hargaysa (HP): Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka, iyo Wacyigelinta JSL ayaa uga digtay warbaahinta kala duwan ee ka hawl gasha dalka in ay baahiyaan warar, warbixino iyo ra’yi ururin keeni kara in ay dab ku huriyaan xaaladda gobolka Sool.

War-saxaafadeed uu maanta soo saaray wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland Siciid Xasan Habane, ayaa saxafiyiinta ku booriyay in ay ka fogaadaan wax kastoo dhaawacaya qaranimadda, isla markaana keeni kara sii kala fogaynta bulshadda.

Siciid Xasan Habane, waxa uu sheegay in warbaahinta looga baahan yahay in ay u hogaansamaan dhamaanba xeerarka iyo shuruucda dalka u yaalla oo uu ugu horeeyo dastuurka qaranka.
Kaasoo waajiibinaya adkaynta midnimqdda ummada, iyo jiritaanka qaranimadda Somaliland cid kastoo ku xad-gudubta na tallaabo sharciya laga qaadayo.

War-saxaafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here