Hargeysa,(HargeisaPress) —Jasiiradda Sacaadadiin oo ku taala xeebta degmada Saylac ayaa Wariye Cabdishakuur Dayyib oo ka tirsan HCTV waxa uu kasoo diyaariyey warbixin cajiiba oo koobsanaysa bilicda qurxoon ee Jasiiradda,Daruufaha ku xeeran iyo waliba waxyaalaha ay ku caanka tahay ee alle ku manaystay.