Hargaysa (HP): War-bixin ku saabsan Dhul-Kaymeedka Jamuuriyadda Somaliland iyo saamaynta ku dhacday waayadan danve
Sida xogo cilmi baadhiseed iyo warbixinaha laga qoray dhul-kaymeedka adduunka waxa uu isbedel weyni ku yimid dhul-kaymeedka adduunka.
Taasoo ay keentay ama sababtay isbedelka cimiladda adduunka ku yimid sodonkii sanadood ee u danbeeyay.
Jamhuuriyadda Somaliland marka aynu u nimaadno waxaa jira isbedel weyn oo deegaan ahaan iyo dhul-kaymeedkaba ku dhacay.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya weriye C/casiis Caydiid Cilmi (Yemeni).
DAAWO: WARBIXINTAASI:
Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.