Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta magaalada Dubai ee dalka isku tagga imaraadka carabta lagu soo gunaanaday wada hadaladii u socday xukuumadda Somaliland iyo shirada Dp,waxaana qodobadiii laysla qaatay ka hadlay wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/plqOiP76OX0
HargeisaPress News Desk — Hargeysa
Follow us on Instagram: @Hargeisapress
Follow us on Twitter: @HargeisaP