W. Deegaanka JSL Oo Maalgelisay Ganacsatadda Gir-gireyaasha Dhuxusha Madhxiya

0
429

Hargaysa (HP): Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL ayaa caawisay dadka ka ganacsadda iyo kuwa soo saara Gir-gireyaasha Dhuxusha Madhxiya ee magaaladda Hargaysa.

Mashruucaasi waxay wasaaradda iska kaashadeen haayadda UNDP, waxaana maal gelin loogu sameeyay 20 qof.
Kuwaas oo isugu jira dadka soo saarayaasha iyo kuwa ka ganacsada Gir-girayaasha Dhuxusha madhxiya.

Waxaana munaasibadaasi goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimiladda Somaliland, agaasimaha guud ee wasaaradaasi, iyo madax ka socday haayadda UNDP.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here